New Version CHAT-GPT 4.0

Sida aan wada ognahay Todobaabdii lasoo dhaafay waxaa soo baxay version kii ugu danbeeyay eena ugu awooda badnaa abid ee CHATGPT 4.0 hadaba waxaan isla wada eegi doonaa si uu version kaan kaga fiican yahay kagana awood badan yahay version-nadii asaga ka horeeyay.

Hadaba sidaan wada ognahay guud xogta laga raadiyo online-ka waxaa loo qeeybiyaa (4 qeeyb) ayda oo markaas loo fiirinaayo nooca xogta la raadinaayo oo kala ah.

1.       Tex: waa in aad qoraal ka raadisid internate-ka

2.       Video: waa in aad muqaal ka raadisid online-ka

3.       Audio: waa in aad maqal ka raadisaa online-ka

4.       Image: waa nooca ugu danbeeyo oo ah in aad sawir ka raadiso internate-ka.

Hadaba version kaan kuwii ka horeeyay ee CHATGPT waxay awoodeen in ay raadiyaan xogta la xiriirta qoraal ama text.

Dhinaca kale shirkada google markeey dhiseesay qeeybteeda wax laga baarto ayaa waxey soo martay wadada hada ay CHATGPT soo mareeyso.

Hadaba CHATGPT  ayaa soo bandhigtay farsamooyin cajiib ah markii aad udirto in ay wax kaaga raadiso sawir.

Taa oo ay dadka kaga yaabsatay in ay sameen karto website dhameeystiran ayadoo la tusiyay sawir gacanta lagu qoray oo ah sidii website-ka u ekaan lahaa.

Hadaba tan iyo intii lasoo shaaciyay version-ka cusub ee CHATGPT 4.0 ayaa dadyoowga kunool dunida dacaladeeda oo isticmaalayay version-kaan cusub ayaa soo bandhigeyey waxyaalo caajiib ah oo uu sameeyay version-kaan cusub.

Ayadoo dhanka hadii aad sawir ka qaado khudaarta la karsado qeeyb kamid ah ay kuu sheegi karto dhoowr nooc oo cunta ah oo aad ka sameysan karto khudaartaas.

 

Ugu danbeeyn hadii aad akhrisay xogtaan waxaan kuu haayaa account CHATGPT 3.0 oo free ah

Kaas oo kaacaawin kara kaga jawaabi kara su,aal kasta oo aad weeydiiso

Igala soo xiriir whatsapp link.. “ kudhufo meeshaan baluugaah”

Post a Comment

0 Comments